Sawiro: Bankiga horumarinta Africa oo kula shriay Nairobi Wasiirada Maaliyadda ee maamulada Soomaaliya

29 Sep 2015 (Puntlandes) Wasiirada maaliyadda maamulada Soomaaliya ayaa shir looga hadlayey horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka magaalada Nairobi kula soo qaatay Bankiga Horumarint Africa.

95g

Maamulada ka qayb galay shrirkaan ayaa kala ahaa Puntland, Jubaland, Koonfur Galbeed Soomaaliya, Galmudug iyo DFS.

Shirka ayaa jedkiisu ku saabsanaa sidii loo hormarin lahaa kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya ee ah Dhinaca Jjidadka, Isgaarsiinta, Biyaha, iyo korontada.

Wasiirada ka qayb galay ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Mudane Cabdilaahi Shiikh AXmed, Wariirul dawlaha Maaliyada ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya DR Ismail Dirie

95g

95a

95c

95d

95f

Puntlandes.com

About The Author