DAAWO:Barnaamijka Diirada Wacyiga Star TV & Buurta Rabshiga ee Maydh

Barnaamijka Diirada Wacyiga Star TV ayaa wuxuu ku saabsan yahay Buurta Rabshiga ee Maydh. Waxaa Buurta Rabdhiga  waxay ku dhextaalaa Badda iyagoo Barriga looga safrayo dhanka badda muddo hal saac ah, Buurtan waxaa ka shaqo bilaabay 1953dii Jaamac oo ka guri jiray Xaarka Shirbiraha oo ay Buurtu Hodan ku tahay.

Buurta waxay goob nasasho mid Hoy u tahay Shimbiro aad u fara badan. Jaamac wuxuu ka sheekaynayaa inay u shaqayn jireen nin Carab ah oo dhoofsan jiray Xaarka Shimbiraha iyadoo ay shaqaale farabadan oo Soomaali ah ay u guri jireen.

Jaamac waxa uu sheegay in Shaqaalaha Buurta ka shaqayn jiray ay Mushahaar ahaan u qaadan jireen sadaex, lix iyo sagaal Go oo Maraykaan ah ama Bafto ah. Jaamac wuxuu kaloo sheegay in qofkii laga rabo Kiish oo Xaar shimbirood ah. maxaa kala qabsaday wariyaha iyo Jaamac iyagoo isku fami waayey wariyaha oo ay ku adkaatay sida loogu shaqayn karo Go maraykaan ah ??

About The Author