Daawo Taliyaha Booliiska DFS oo maamulka Galmudug Booliiskiisa u sheegay in looga baahan inay soomaaliga Qorikaraan

16 Okt 2015 (Puntlandes) Taliyaha Booliiska DFS Maxamed Shiikh Xassan Xaamud, oo maanta booqday Saldhiga magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa u sheegay maamulka Booliiskiisa in looga baahan inay

Af Ssoomaaliga Qorikaraan si ay ugu soo biiraan Ciidan Booliska DFS haddii kale aan la aqbali doonin. Wuxuuna ku adkeeyey in looga baahan yahay dad ummadda Soomaaliyeed dhex geli kara!!

taliyaha ayaa shalay galab soo gaaray Cadaado maanta Barqadiina u dhoofay Xamar.

Puntlandes.com

 

About The Author