Dhagayso: Xusuuso-Fadeexad muxuu Garaad Jaamac Graad Cali ka yiri markuu Garaad Saleebaan tagay Garowe ”Hashii arwkeedii diidaa ee awr kale u hoyataa afartaba dab laga saar waa abaahi beeshaa”

17 Okt 2015 (Puntlandes)  Ka dib markii uu Garowe tagay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed july 2014tii, ayaa waxay idaacada VOA waraysatay Garaad Jaamac Garaad Cali oo aflagaado aad u wayn u geystey Garaadka iyo Shacabka Puntland.

”Hashii arwkeedii diidaa ee awr kale u hoyataa afartaba dab laga saar waa abaahi beeshaa” ayaa ka mid ahaa aflagaadadii uu Garaadku ku kacay

Tani maaha aflagaadadii u horaysay ee uu Garaad Jaamac Garaad Cali u gaysto Dawladda iyo Shacabka reer Puntland isagoo hore ugu sheegay ” PINTI- LAND ”

Garaadku wuxuu xambaarsan yahay Xil culus oo dhanka Dhaqanka ah mana haboona hadalada aan loo meel deyin ee saxaafada uu ka sheego waana wax u qormaya una gelaya Kaydka.
Dhagayso Garaad jaamac oo aflagaadeeyey Garaad Saleebaan


Puntlandes.com

About The Author