Guddoomiye Jawaari in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka DFS

17 Okt 2015 (Puntlandes)  Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Jawaari ayaa sheegay in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka DFS oo ay qorshaysnayn inuu furmo 21ka bishan Oktober.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri maruu la hadlay Xildhibaanada “Dhammaan Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaa la ogeysiinayaa in Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka oo ku qorsheysnaa 21ka Oktoober 2015 dib loo dhigay 25ka Oktoobar ”

About The Author