Daawo Video-Dhamaystiran: Madaxweynaha DFS oo Xamar ku abaabulaya Carqaladaynta & kala goynta Puntland

17 Okt 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Shiikh ayaa magaalada Xamar ee Xarunta Gobolka Banaadir ku abaabulaya uu Carqaladaynta Puntland isagoo doonaya inuu kala jaro Puntland.

Waxaa Xamar ka dhacay shir uu abaabulkiisa lahaa Xasan Shiikh oo ay kasoo qayb galeen Gaar ka mida Kooxdii fashilantay ee Prof Galayr iyo Koox kale oo uu madax u yahay Xil Qoorsheel.

Shalay waxay ahayd Gobolka Mudug maantana waa Gobolada Sool, Sanaag iyo cayn maxaa haray?

About The Author