Daawo Maamulka Gobolka Mudug & Hooyo Siraad Caanood oo baaq u diray dawladda Sweden & Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaas

18 Okt 2015 (Puntlandes) Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Mudug ahna Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Muuse nuur iyo hooyo Siraad caanood Shire ayaa si wadjir ah waxay dawladda Sweden & Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ugu baaqeen in la aaso wiilka hooyo Siraad oo la oran jiray Jaamac Cali Jaamac oo mudo bil ka badan uu maydkiisu  ku jiro talaagad isbitaal ku yaala dalkaas sweden, isagoo ku geeryooday halkaas.

111a

Wiilka ayaa waxaana uu ka mid ahaa dhalinyaro Soomaaliyeed ee tahriibaya, wuxuuna jaamacad ka dhiganayey dalka Itoobiya.

Qoyska iyo Ehelada wiilka ayaa ugu baaqay dalka Sweden in marxuunka la’aaso.

Puntlandes.com

About The Author