Daawo Video: Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay qaxootiga Soomaaliyeed

21 Okt 2015 (Puntlandes) Midowga Yurub ayaa maanta shaaciyay inay lacag gaaraysa 60 milyan oo Euros ugu deeqeen qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalka iyo dibada Soomaaliya.

119a

Lacag dhan 50 milyan oo kamid ah lacagtaas waxaa loogu talagalay isdhexgalka qaxootiga laabanaya iyo barakacayaasha iyo u diyaarinta adeegyada aasaasiga ah, waxaa sidoo kale oo qayb ka mida lacagtaan ay ku baxaysaa dib ucelinta qaxootiga si iskood ah u doonaya inay dalkooda dib ugu laabtaan.

Puntlandes.com

 

About The Author