Daawo Xaglotoosiye oo isku sharaxay Madaxweyne kuxeekna Xisbiga Kulmye

22 Okt 2015 (Puntlandes) Easiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Xaglotoosiye ayaa maanta magaalada hargaysa kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay ama isku soo sharaxay Musjaraxa Madaxweyne kuxeekna Xisbiga Kulmye oo dhawaan ay dhici doonto doorashadiisa.
120

Saleebaan ayaa kasoo jeeda Degaanada Puntland gaar ahaan magaalada Buuhoodle…. waxa uuna ku faanay inay Somaliland u baahan tahay Beesha Harti uuna isagu yahay ninkii keeni lahaa Beeshaas oo uu kasoo jeedo.

Puntlandes.com

 

About The Author