Sawiro: Hambalyo Yusuf Xassan Abgaaloow ‪oo maanta ka Qalin jabiyey Bugema‬ University ‪ee dalka Uganda‬

1 Nov 2015 (Puntlandes) Dhamaan bahda Warbaahinta Puntlandes Waxay Hambalyo u dirayaan Yusuf Xassan Abgaaloow oo maanta oo ay taarikhdu ahayd 01/11/2015 ka qalin jabiyay Jamacada ‪Bugema University ee dalka Uganda.

Waxay Warbaahinta Puntlandes leedahay Shaqo wacan ayaad qabataye halkaas kasii wad mudane Dadaalka.
1

1a

2

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13
Puntlandes.com

About The Author