Shirkii ka socday Gaalkacyo oo Qodobo laga soo saaray

23 Nov 2015 (Puntlandes) Waxgarad iyo Ganacsato ka kala socday Dawladda Puntland iyo maamulka Koonfurta Gaalkacyo ayaa maanta wada hadal nabadeed ku yeeshay magaalada Gaalakcyo ee xarunta Gobolka Mudug.

153ac

Waxaana ay soo saareen Heshiis ka kooban sadex qodob:

1-In xaabda la joojiyo.

2-In la kala qaado Ciidanka iyo Maleeshiyadda.

3-In laga wada hadlo wixii dhacay shalay.

Waxgaradka ayaa waxay ku baaqeen in laga wada shaqeeo amaanka, degenaanna ay muujiyaan shacabka labada dhinac.

About The Author