Daawo Barnaamij Gaar ah oo ka hadlaya Aragtida Shacabka Puntland ee Doorashooyinka 2016

23 Nov 2015 (Puntlandes) Guddiyadii Farsamo ee ka hawl galay Dhammaan lixdii goobood ee Puntland oo uu ka qabsoomay Shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee Hannaanka geeddi socodka Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay, iyagoo sheegay inay shacabka reer Puntland ay ku talo bixiyeen in la qaato Habka Deegaanka in lagu soo xulo Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee iman doona 2016ka.
156a
Shacabka reer Puntland waxay si cad u diideen in mar kaöle lagu noqdo habka qaraiban ee 4,5.

Daawo barnaamijka

Puntlandes.com

 

About The Author