Breaking News-Dhegayso: Kusimaha Gudoomiyaha G Mudug ” Dawladda Puntland oo sheegtay inay Gaalkacyo sifaysay & Khasaaraha dhashay

28 Nov 2015 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa guulo ay ka sheegatay dagaalkii maanta ka dhacay Gaalkacyo, iyadoo ay dawlada Puntland dhamaan magaalada Gaalkacyo ay gacanta ku hayso iminka.

Malayshiyadii Cabdi Qaybdiid ee dhibka ku hayey shacabka reer Gaalkacyo ayaa Ciidamada Puntland ka sifeeyeen Xaafada koonfureed ee Gaalkacyo.

Dawlada Puntland ayaa ugu baaqday Shacabkii ka qaxay Xaafada Baraxleey inay dib guryahoodii ugu soo noqdaan ayna dawladda Puntland sugayso Amnigooda.

159d

Axmed Muuse Nuur yare oo ah Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidanka Puntland ay magaalada dhamaanteed la wareegeen, gacantana ay ku hayaan.

Dhegayso Shir Jaraa’id ee Gudoomiye Axmed

 

About The Author