Dhagayso-Sawiro: Wariye Deperani oo la sii daayey maanta11 maalmood ka dib

29 Nov 2015 (Puntlandes) Maanta ayaa Xabsiga Magaalada Garoowe laga soo saaray Wariye Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo 11 Maalmood si sharci loogu xiaray xabsiga Dhexe ee Garowe.

Wariye Deperani oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay inuu og yahay in si sharci darro ah markii hore xoriyaddiisa looga qaaday, markii dambena si sharci darro ah lagu soo daayey, uusana jirin wax dambi ah oo loo sheegay in loo haysto.

Dhanka kale Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP ayaa dalbaday in la caddeeyo dambigii Jaamac lagu xiray,  islamarkaasina sharciga lagu kala baxo.

dhageyso Deperani


159d3

159d4

159d5
Puntlandes.com

About The Author