DEG DEG: Raysal Wasaare Sharmarke oo ka dagay Gaalkacyo

29 Nov 2015 (Puntlandes) Raysal wasaaraha DFSa ayaa goor dhowayd ka dagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kadib safar deg deg ah oo aan la shaacin oo uu halkaasi ku gaaray.

159c2

War haatan Warbaahinta Puntlandes kasoo gaaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo sheegaya in Raysal Wasaaraha uu la xiriiro Dagaalkii shalay k´lagu soo qaaday magaalada Gaalkacyo.

Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author