Daawo Video: Gaas “DFS dhexdhexaad kama noqon karto waxa ka socda Gaalkacyo”

29 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo saxaafadda kula hadlay soo dhawayntii madxaweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa wyúxuu yir maruu ka hadlay dagaalkii ay shalay kusoo qaadeen magaalada gaalkacyo DFS iyo maamulka aan Dastuurka waafaqsanayn “Dawladda Federaalku iyadaa Sharci darro ku abuurtay Galmudug, iyada sharci darro ku hubaysay Gudug iyadaa haddana sharci darro ku taageereysa gardarada iyo dhibka mandiqadda, ma aha wax la qarinayo In ay si’cad uga qabgaleen dagaalkaasi ciidamadii dawladda Federaalku”

159d7

Madaxweyne Gaas oo hadalkiisa sii wata ayaa  yiri “Dhex-dhexaad kama aha Dawladda Federaalku wax Gaalkacyo ka socd, masuuliyada dhibkaasna waxaa hadhow qaadanaysa dawladda federaalka iyo  cidda kale ee la wadaagta”

Puntlandes.com

About The Author