Dhagayso: Raysul Wasaare Sharmarke oo ka hadlaya isku keenidii madaxweyne Gaas & C/kariim

2 Dec 2015 (Puntlandes) Abdulahi Yusuf Airport ee magaalada Gaalkacyo waxaa maanta la isugu keenay Madxaweynaha dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Hogaamiyaha maamulka Cadaado C/kariim Xuseen.

159d7

Madaxwynaha dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ku sheegay Khudbad uu ka jeediyey halkaas inaysan maqcuul ahayn in Gaalkacyo loogu noolaado sidii hore ee aan Nabada ahayn Colaadana ahayn.

Dhagayso RW Sharmake oo uu waraystay Haaruun Macruuf VOA


Puntlandes.com

About The Author