DEG DEG: Shir ka socda Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo

4 Dec 2015 (Puntlandes) Shir looga hadlaya sidii xal waara loogu heli lahaa Colaada ka aloosan magaalada Gaalkacyo ayaa iminka wuxuu ka socdaa Garoonka magaalada Gaalkacyo.159d

 

Shirka ayaa wuxuy u dhexeeyaa madaxweynaha Puntland Gaas iyo kan maamulka Galmudug C/kariim waxaana ka mida Taliyayaasha Ciidamada iyo wafdigii DFS ee uu RWSharmarke hogaaminayey.

Shirkan ayaa ah mid ay reer Gaalkacyo Isha ku hayaan aynasugayaan waxa kasoo baxa.

Wararka Gaalkacyo kala soco Warbaahinta Puntlandes

 

About The Author