Sawiro: Hambalyo Ardayda Shalay ka Qalin jabiyey St.lawrence University ‪ee dalka Uganda

4 Dec 2015 (Puntlandes) Waxaa shalay ka Qalinjabisay jaamacada st.lawrence University ee dalka Uganda Arday Soomaliyeed oo gaaraysa 80 Arday, waxaana Ardayda ka mid ahaaa Sayid Abdiwahid Hasan Xirsibile.

Sayid Abdiwahid Hasan Xirsibile oo la hadlay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegay in dareenkiisa farxadeed aan la soo koobi karin maanta, waxana uu dhaman ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in Waxbarashada ku dadaalaan dhalina Soomaaliyeed si ay yoolkooda u gaaran.

Sidoo kle waxaa dhinac waalidinta ka socday oo meesha ka hadlay fanax oo amanay dhalinta Waxbaratay kana codsaday inay dadaalkooda siiwadaan

Dhamaan bahda Warbaahinta Puntlandes Waxay Hambalyo u dirayaan Ardaydii ka Qakin jabiyey Shalay oo ay taarikhdu ahayd 03/12/2015 Jaamacada ‪ st.lawrence University ee dalka Uganda.

Daawo sawiro
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24

25

26

27
Puntlandes.com

About The Author