Ganacsade Daahir Akhwaan ee Xaafada Baraxalay oo la dilay & Xildhibaan Galmudug ah oo dhaawac culus soo gaaray

4 Dec 2015 (Puntlandes) Maleeshiyaadka  hubaysan oo ku sugnayd Xaafada Dahraan ee Gaalkacyo ayaa waxay dileen Ganacsade Daahir Godo Godo (Daahir Akhwaan) oo ka tirsanaa Gamacsatada aadka looga yaqaan Xaafada Baraxleey ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Sida ay Warbaahinta Puntlandes ay Xog ku heshay Saaka ayaa waxaa lagu dilay Xaafada Dahraan.

Dhanka kale waxaa la socday Daahir Akhwaan markii la dilayey  oo dhaawac culus uu soo gaaray  Maxamed Xuseen Tahliil Calool geel oo ka tirsanaa Baarlamaanka maamulka Galmudug

About The Author