Ciidamada dawladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug ee Cadaado oo la kala qaaday

5 Dec 2015 (Puntlandes) Ciidamada dawladda Puntland iyo kuwa maamulka Galmudug ee Cadaado ayaa maanta laga kala qaaday goobihii ay ku kala sugnaayeen iyagoo kuwa dawladda Puntland ay lagu celiyey Xerooyinkoodii halka kuwa maamulka Galmudug na looga saaray magaalada dhanka Bandiiradley.

159b2

Maanta ayey ahayd markii at Madaxweyne Gaas iyo C/kariim ay Iswaydaarsadeen Booqashooyin nabadeed.

Talaabadan ayaa ah mid horay looga qaaday dhanka NABADA, wanaagga iyo wada noolaanshaha.

Wararka Gaalkacyo kala soco Warbaahinta Puntlandes

 

About The Author