Dhagayso-Sawiro: Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo maanta soo saartay Warbixin sanadeedeedii u horeeyey

6 Dec 2015 (Puntlandes) Maanta ayaa Hey’adda Madaxabanaan ee Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland waxay soo saarida warbixinta 1aad ee sanadlaha ah, iyadoo uu Gudoomiyaha xafiiska xaquuqul aadanaha Puntland Maxamed Yuusuf Cali uu maanta Baarlamaanka ka hor Warbixintaas

Gudoomiye Maxamed ayaa warbixintiisa ku sheegay inay jiraan carqabado waawayn oo hor taagan inuu Xafiisku ka hirgalo dhamaan Gobolada dalka, isagoo sheegay Xukuumadda Puntland ka cagajiidayso in Wakiilo laga sameeyo Gobolada dalka.

Gudoomiyaha ayaa intaas ku daray inuusan fiicnayn Xiriirka dawladda iyo Hat’adda iyo inaysan qaadan Xafiiskoodu wax Mushaar ah muddo 7 bilood ah.

Dhagayso Gudoomiyaha xafiiska xaquuqul aadanaha Puntland


173

173a

173a1

173a2

173a3

173a4

Puntlandes.com

About The Author