Daawo Video-sawiro: Baaq Nabaded oo ku saabsan Dagaalkii Gaalkacyo & Hambalyo heshiiska lagaaray oo dirayaan Jaaliyada Australia

6 Dec 2015 (Puntlandes) Jaaliyada Soomaalida ee dalka Australia ayaa waxay direen Baaq Nabaded oo ku saabsan Dagaalkii Gaalkacyo ka dhacay iyo Hambalyo ay u hambalyeynayaan heshiiskii  Hor dhaca ahaa ee laga gaaray Colaadaas.

Kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen Waxgarad, Aqoonyahano, Haween ayaa ka dhacay magaalada Melbourne ee dalka Aystralia, dadkii ka hadlayna waxaa ka mid ahaa Aqoonyahan Xasan Yuusuf Dhuux isagoo ku baaqay inay nabad qaataan dadka walaalkaha ah ee Degaankaas wada degen, wuxuuna xusuusiyey Berisamaadkii.

173b 173b1 173b2 173b3 173b4 173b5 173b6 173b7

About The Author