Daawo Video-sawiro: Warbixin ka hadlaysa Iskuulka Al Taqwa ee magaalada Melbourne Australia

6 Dec 2015 (Puntlandes) AQoonyahano iyo Waxgarad ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee dalka Australia ayaa waxay booqdeen Iskuulka Al Taqwa ee magaalada Melbourne Australia, iyagoo Warbixin ka dhagaystay maamulka Iskuulka.

173c2

Dr Maxamed Hassan Yuusuf oo ka mida maamulka iyo Macalimiinta ayaa si faahfaahsan uga hadlay Qorshaha Iskuulka ee sanad Dugsiyeedka soo socda, kaasoo Iskuulku uu kusoo daraya Manhajkiisa maado Soomaali ah.

173c

173c1

173c2

173c3

173c4

173c5
Puntlandes.com

About The Author