Taliyihii Garoonka Bosaso oo la dilay

7 Dec 2015 (Puntlandes) Taliyihii Ciidanka Garoonka diyaaradaha Bosaso G/S Xasan Shire Amaan Xasan Shire Amaan ayaa lagu dilay maanta magalada Bosaso, waxaana dilay Askari ka tirsan Ciidanka Garoonka Diyaaradaha.

173cb

Taliyaha  Ciidanka Boliska Puntland Ganaral Cabdirisaaaq Maxmuud Yusuf  Afguduud oo manta Saxaafada la hadalay ayaa ka tacsiyeeyay  geeridii ku timid Alaha unaxariistee Taliyihii Garoonka Boosaaso  Xasan Shire Amaan oo manta  lagu dilay afaafka hore ee garoonka Bososaaso

 Dhagayso Taliyaha Booliska Puntland


Puntlandes.com

About The Author