Shirkii HPLF ee NEW DEAL ka oo Xamar ka furmay

8 Dec 2015 (Puntlandes) Waxaa maznta ka furmay Magaalada Xamar Shirkii HPLF ee NEW DEAL ka kaasoo 6 dii biloodba mar la qabto.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxda DFS, kuwa maamul goboleedyada iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka.

Shirkan kan xiga ayaa waxaa uu ka Dhacayaa Magaalada Istanbuul Caasima dalka Turkiga, waana shir aad muhiim ugu ah Doorashooyinka 2016ka.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author