Dhagayso: Maxamed Miski Oo Wareysi Siiyey VOA

8 Dec 2015 (Puntlandes) Maxamed Cabdulaahi Xasan oo loo yaqaan “Miski” oo  ka mid ahaa dhallinyaro Soomaali ah oo 20 ka badan ee ka tagtay Gobolka Minnesota sannadihii 2007 ilaa 2008-da. Miski oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa waxa uu sheegay inuu ka tagay Minnesota bishii Ogosto 2008.

173c

Waxa uu Miski idaacdda VOA u sheegaay in gurigiisa oo ku yaalay magaalada Jilib ay soo weerareen Kooxda Al Shabab, xaaskiisa iyo Caruurtiisana ay argagaxsiiyeen, isagpp sheegay inay u baxsadeen Kaynta isaga iyo rag kale oo ajaanib ah.

Dhagayso waraysiga VOA


Puntlandes.com

About The Author