Dhagayso: Puntland ta Gaas oo Siyaasad iyo Xeel ka dhigatay HANJABAAD & marin habaabin dadkeeda

9 Dec 2015 (Puntlandes) Dawladda Puntland rr uu garwadeenka ka yahay madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxay Siyaasad iyo Xeel ka dhigatay Hanjabaad iyo Marinhaabin shacabka reer Puntland oo aad moodid inaysan kala jeclayn Burburinta iyo kala daadinta Puntland, iyadoo ay taas tahay shaqada uu GAAS uga hayo Puntland Kooxda DAMUL JADIID.

174

Wasiirka warfaafinta GAAS Maxamuud Xassan Soocadde, oo BBC la soo xiriiray, ayaa u Hanjabay Somaliland, isagoo ka cabanayey inay Somaliland Shidaal ka baarayso Gobpolka Sool.

174b

Waxaa la wada xusuustaa markuu Ololaha ku jiray madaxweyne GAAS balanqaadkiisii ahaa ”Lascano Fataxo laguma qabsan” isagoo balan ku qaaday inuu gacanta Puntland dib ugu soo celin doono!!CAJIIB

Dhagayso Hanjabaada iyo Calaacalka Soocadde


Puntlandes.com

About The Author