Dhegayso Waraysi: Quraan Jecel ”Beesha Caalamka & Dawladaha Deriska ayaa iminka gacanta lasoo galay”

14 Dec 2015 (Puntlandes) Afhayeenka Dawladda Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac Quraan ayaa isagoo ka hadlay wararkii ugu dambeeyay ee Shirarka Muqdisho u ka socdo ee looga hadlayo nooca loo galayo doorashada sanadka 2016.
175b4
Quraan jecel Afhayeenka Dawladda Puntland ayaa sheegay inay kulmo gaar gaar ah ay socodaan walina lagu kala aragti duwan yahay.

Dhegayso Afhayeenka Puntland


Puntlandes.com

About The Author