Dhageyso: Gudiimiye kuxigeenka G. Mudug oo ka hadlay Dilkii ay shalay W Gaalkacyo ka gaysteen Malayshiyadda Galmudug

14 Dec 2015 (Puntlandes)  Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in xaafada Baraxley ee konfurta Mudug laga soo abaabulay dilkii Foosha Xumaa ee Habeen hore loogu gaystay nin Oday ahaa oo safar ajaa oo lagu dilay wadada Laa,iga ah ee Gaalkacyo  waqooyiga ka aada.

159b2

Meesha ay dilka ku gaysteem Malayshiyada maamulka Galmudug ayaa lagu magacaabaa Taalo Cad.

Halkaan ka dhgeyso codka gudoomiye ku xigeenka.


Puntlandes.com

About The Author