Daawo Video: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo inkiray inuu wareejiyey Ex barlamanka

Dgawaan ayey ahayd markii uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Saxaafada horteeda ku sheegay inuu Ex barlamanka ku wareejiyey Mulkiilaha TV Universal, hadaba maantu ayuu Beeniyey inuu wareejiyey dhismaha Burburku ka muuqdo ee Ex barlamanka.

175c

Gudoomiye Jimlaale ayaa ku dooday inuu ka Codsaday Milkiilaha Universal TV inuu Daarta dayartiro oo kaliya laakiin uusan ku wareejin!!!CAJIIB oo maxay tahay danta ugu Milkiilaha TVga inuu Dayactiro oo kaliya?

Halkaan ka akhri qoraal ay warbaahinta Puntlandes ka qortay

About The Author