Haya’ddaha SSCA & NADO oo Bixinaya Qandaraas Qalab Roojo oo la gaynayo Cisbitaalka Bursaalax

175d4

Haya’ddaha Somali Street Children Association (SSCA) iyo Nado Association waxay usoo gudbinayaan cidii u tartamaysa Qabdaraas ku saabsan Qalab Raajo oo la geeyo Cisbitaalka Bursaalax ee Degmada Galdogob, Mashruucaan waxaa dhanka Dhaqaalaha ka taageeraya Haya’dda Danish Refugee Council (DRC).

Haddii aad Xiisaynayso soo buuxi Form-ka hoose, kuna soo rid Buqshad xiran kuna soo qor magaca Shirkadaada iyo Yaariikhda.

Qabashada Qandaraasku waxay ku egtahay markay taarikhdu tahay 21/12/2015 saacaduna ay tahay 00:30.

Warbixin dheeraad ah fadlan ka akhriso Warqadaha hoos ku lifaaqan:

Publication Notice

Invitation to Bid advertisement

175da

175d1

175d2 175d3

About The Author