Dhagayso: Cabdullaahi Shirwac ”Shirka Xamar waa in dib loo Dhigaa”

15 Dec 2015 (Puntlandes) Cabdulaahi Maxmaed Shirwac oo ah guddoomiyaha bulshada rayidka ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyey VOA ku sheegay inay kasoo bixoi karaan Shirka Xamar uga socda madaxda Soomaalida wax aysan hadow fulin karin, Shirwac ma sheegin waxa uu yahay waxa aan hadhow la fulin karin.

174b2

Cabdullaahi Shirwac ayaa waxa uu soo jeediyey in aan go’aan iminka la qaadan oo ay madaxdu wadatashi dadkooda u aadan, kadibna la isugu yimaado Shir kale!!.Shirwac marna ma sheegin Carqabadaha jira oo aan hada go’aan loo qaadan karin laakiin waxa uu u muuqday nin si dadban ugu Ololaynaya Nidaamka Qaldan ee 4.5ta.

Dhagayso Cabdullaahi Shirwac oo VOA waraysatay


Puntlandes.com

About The Author