Jariiban: Abaar iyo Biyo la’aan xoogan oo laga soosheegayo Dagmada Jariiban (Sawirro)

oo sii guraya (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)

Dagmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo la’aan baahsan oo gaartay meeshii ugusaraysay in dhawaale.

Sida ay muujinayaa Sawirro laga soo qaaday mid kamid ah ceelasha biyaha oo Dabiicigaa oo aan go’in, ayaa waxaa ay muujinayaan ceelkaas oo aan wax biuyo ah lahayn, iyada oo uu gaaray heerkii miilaysiga (qofba mar caagad ka dhaansado).

Sodoo kale waxaa Maamulka dagmada ayaa sheegay in ay ka qayla dhaaminayaa biyo la’aantaas, iyada oo ay haatan xoolo aad u farabadani, halkaas isugu tageen, sidoo kalana ay kuwo badani kusoo wajahan yihiin, waxaana siiyaraanaya biyihii ceelasha dabiicigaa ee Dagmada iyo iyada oo ay ceelasha Riiga ahi khatar ugu jiraan inay Fariistaan.

Daawo Sawirro.

 

Filo mardhow, Filimaan codad iyo Sawirro

Qaar kamid muuqaalka guud ee Jariiban (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)
Qaar kamid muuqaalka guud ee Jariiban (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)
Sawir hore Ceelgoys oo Buuxa  (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)
Sawir hore Ceelgoys oo Buuxa (sawirka, kayda Mustaf Xaarin)
Muqqalka Ceelgows oo sii guraya (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)
Muqqalka Ceelgows oo sii guraya (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)
oo sii guraya (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)
oo sii guraya (sawirka qaade, Wariye madaxbanan Farxan Faraxa)

About The Author