Daawo Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Shirkii Nabadeynta Gaalkacyo & Khudbadihii kululaa ee laga jeediyey

16 Nov 2016 (Puntlandes)  PLTV ayaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Shirkii Nabadeynta Gaalkacyo ee sabtidii 12 ka nov ka qabsoomay Garoonka Diyaaradaha ee Cabdulaahi Yuusuf ayna goob jooga ka ahaayeen Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Somaliya Michael Keating, Midowga Afirca iyo IGAD iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

232-3c

Daawo Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Shirkii Nabadeynta Gaalkacyo & Khudbadihii kululaa ee laga jeediyey

Puntlandes.com

About The Author