Sawirro-Tartan Garoowe Ka Furmay iyo Horseed Oo Labalansan Galabta Comsed.

November 22 2016 (Puntlandes)-Daahfurka koobkaani ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirka shaqada shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Cabdiraxmaan Sheekh Cabdulle, agaasimaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Axmed Tigaana, madaxda xiriirka kubadda cagta Puntland, maamulka ciyaaraha gobolka Nugaal iyo boqolaal dadweyne ah oo ciyaarta daawanayey.

Koobka oo ay ka qaybgelayaan kooxaha Comsed Galkacyo, Horseed Garoowe, Garoowe City iyo kooxda katimid Australi ayaa waxaa lagu furay kooxaha Garoowe city iyo Australia, waxaana ay dhibcaha ku kala qaybsadeen 1 gool iyo hal.

Ciyaarta xigta oo ah mid aad u kulul ayaa beri dhexmari doonta kooxaha Comsed Galkacyo iyo kooxda ciidamada qalabka sida ee Horseed Garoowe.

SAWIRRO

15094271_616916645181599_6333911851338914411_n 15094406_616918691848061_3808662856056080505_n 15095681_616919575181306_5012306799195018662_n 15134744_616916511848279_6807213215016975928_n 15170790_616919085181355_3089215425674079051_n 15179003_616917168514880_3706740191954945040_n 15181191_616916948514902_3378995298999355487_n 15192604_616918935181370_4044366405237045191_n 15203386_616918415181422_4547522500937426377_n

About The Author