DHEGEYSO-Sheekh Shariif oo sheegay in Damu-jadiid ku fashilmeen hogaanka dalka.

Jan 02 2017 (Puntlandes)-Madaxweynihii hore ee dowladdii kumeel gaarka ahayd ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa eedayn kulul u jeediyey madaxda ugu saraysa ee dowladda hadda waqtigeedii dhammaaday.

Musharax Sheekh Shariif Sheekh Axmed, wuxuu sheegay in madaxda dowladdu aysan qaban waajibaadkii looga baahnaa iyo balanqaadyadii ay dadka iyo dalka u sameeyeen loona baahan yahay in wadanka la badbaadiyo.

DHEGEYSO

About The Author