Akhriso Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka

01 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa magacaabay Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiga Doorashooyinka ee Heer Dowlad Goboleed, isagoo Axmed Maxamuud Cumar ku bedalay C/wqaadir maxamuud Dhaqane (Jaylan) oo liiska labo uga qoran.


Axmed Madoobe ayaa sidoo kale magacaabay Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal iyo Xallinta Khilaafaadka oo mid labo xubnood ah.


Puntlandes.com

About The Author