Daawo sawirro-muuqaal: Madaxweyne Deni oo tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland

01 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland oo ka qalinjebiyey Dugsiga tababarka Ciidamada ee Xorgoble.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa intuu xilka hayey ka dhabeeyay balanqaadkiisii ku saabsana dhismaha ciidamada, waxaana ay tani qeyb ka tahay tayeynta dowladdnimada Puntland.



Puntlandes.com

About The Author