Akhriso Madaxweyne Deni oo magacaabay xubnaha Puntland ku matalaya Guddiga heer Dawlad goboleed

02 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya u gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal (SEIT).

Puntland ayaa noqotay Dowlad Gobaleedkii labaad ee soo magacaaba Guddiga labada heer ee doorashooyinka, iyadoo Jubaland ay ho horay u magacawday, halkan ka akhriso.

Xubnaha Guddiga Puntland ayaa dhamaantood ah guddigii uu 28dii janaayo 2021 madaxweyne Deni magacaabay oo aan waxba laga bedelin.

 

Puntlandes.com

About The Author