Kenya ayaa dib u furtay Hawadeeda duulimaadyada ka imaanaya iyo kuwa aadaya Soomaaliya

Filed under: Wararka maanta |

10 June 2021 (Puntlandes) dawladda Kenya ayaa dib ugu furtay Hawadeeda duulimaadyada ka imaanaya iyo kuwa aadaya Soomaaliya, siday shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya


Puntlandes.com