Sawirro-Muuqaal: Hadaljeedintii Madaxweyne Muse Bixi ee xuska 61aad ee kasoo wareegtay markii ay gobolada Waqooy Ingiriiska

26 June 2021 (Puntlandes) Xarunta madaxtooyada Somaliland ayaa waxa xalay lagu qabtay munaasibad ballaaran oo loogu dabbaaldegayo 61-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay ay gobolada Waqooyi ka xoroobeen  Ingiriiska.



Puntlandes.com

About The Author