Daawo sawirrada gudoomiyaha Degmada Bursaalax gobolka Mudug oo wadooyin waaweyn ka sameeyay duleedka degmada

27 June 2021 (Puntlandes) Gudoomiyaha Degmada Bursaalax gobolka Mudug Sayid Maxamed Saleeban Diiriye ayaa wadooyin waaweyn ka sameeyay duleedka degmada asaga oo kaashanaya ganacsatada degmada.

Gudoomiyaha ayaa wax badan ka qabtay degmada wuxuuna u taagan yahay mar malba hormarka iyo qurxinta bilicda degmada Bursaalax.



Puntlandes.com

About The Author