Daawo Muuqaal: Faysal Cali Waraabe oo ku eedeeyey madaxweyne Muse Bixi inuu doonayo inuu sharci darro kula wareego shirgudoonka golaha Wakiiladda

27 June 2021 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyey madaxweynaha Somaliland Muse Bixi inuu doonayo inuu sharci darro kula wareego shirgudoonka golaha Wakiiladda.

Faysal ayaa yiri ”Madaxweyne jooji sharci darrada aad waddo ee aad rabto in dad kale xisbi kale kasoo baxay in ay xisbigaaga u codeeyaan”

Faysal ayaa waxaa kale oo uu yiri “madaxweynaha waxaan leeyahay 30 xildhibaan ayaad heshay iimaanso, labadii xisbi ee kale ayaa helay 52 xildhibaan, shir-gudoonka isbahaysiga ayaa leh xumaanna ma aha, ee waa isku dheeli-tirka….”


Puntlandes.com

About The Author