Daawo-Muuqaal: Baarlamaanka Puntland ayaa ansixiyey iibka laanta Bankiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo.

28 June 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa warqad codsi iib ah u soo diray baarlamaanka maadaama dhulka danta guud ee dowladda wixii ka badan 50,000 ay u baahan tahay in Baarlamaanku ansixiyo.


Iibka laanta bankiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ayaa lagu sababeeyey inuusan ku haboonayn in bankigu ku shaqeeyo isla markaana lacagta lagu iibiyo lagu dhisi doono laanta Bankiga ee magaalada Gaalkacyo.

Puntlandes.com

About The Author