Shan xubnood oo loo doortey Senataro Aqalka Sare ka tirsan

30 Sept 2021 (Puntlandes) Doorashada xubnaha kuraasta gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa maantii labaad waxaa maanta lagu doortay shan xubnood oo ka tirsan xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland.

Waxaana maanta ku soo baxay doorashadaan shan xubnood ee hoose:

  1. Saciid Cabdi Xuseen
  2. Naciimo Xasan Xaaji
  3. Axmed Maxamed Saciid
  4. Axmed Ibraahim Maxamed
  5. Deeqa Xasan Xuseen

Shalay oo ay bilaabatayna waxaa la doortay lix xubnood:

  1. Cabdi Xaashi Cabdullaahi
    2. Saalax Axmed Jaamac
    3. Prof.Cabdi Ismaaciil Samatar
    4. Cismaan Abokor Dubbe
    5. Layla Axmed Ismaaciil
    6. Bilaal idiris Cabdullaahi

Sidaas ayaa maanta waxaa ku soo dhamaystirmay doorashada 11ka xubnood ee ay Somaliland ku leedahay Aqalka sare.

Puntlandes.com

About The Author