Sawirro: Rooble iyo James Swan oo galabta socod minjo baxsi ah waqti dheer “passeggiata “ ku Lugeeyay Xeebta Xalane

30 Sept 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa galabta socod minjo baxsi ah waqti dheer “passeggiata “ ku Lugeeyay Xeebta Xalane.

Ujeedada koowaad ee socodka ayaa waxa uu ahaa nuujinta guushii dhamaystirka Aqalka Sare ee Somaliland oo maanta soo idlaatay. Ra’iisul Wasaaraha oo hogaaminaya doorashada dalka ayaa iminka isu diyaarinaya ka shaqaynta sidii ay ku hirgali lahayd doorashada Gollaha Shacabka.


Puntlandes.com

About The Author