Ma kaa Qosliyaa:M/weynihii Puntland oo Guul siyaasadeed soo hoyey kadib 2-Dumar ah oo Itoobiya uu kula kulmay(Mashaaricdii Gaas laga sugayay Aaway?:Qalinkii:Xikmadda Maanta ee Sh-Media

La Taliyaha dhanka siyaasadda ee Madaxweynaha Puntland Abwaan C/rashiid Yuusuf Jabriil  oo ka mid ah Wefdiga Gaas ee Itoobiya u raacay,ayaa Sawir uu ka soo qaaday Shacabka Puntland uga dhigay Madaxweynaha inuu ku mashquulsan-yahay la kulanka Madax Itoobiya ay Madaxweynaha isku arkeen Hoteelka uu deggan-yahay.

Waa yaabee Ma Dumar uu Madaxweynaha uu la kulmay baa anagga  noo gala dhigayaa  inuu Madaxweynaha hawl-shaqo u joogo Dalka Itoobiya?mideeda kale Madaxweynaha ma Puntland buu Madaxweyne u yahay mise Itoobiya?maxaa muddo Usbuuc ku qasbay inuu Hoteel Itoobiya ku yaal iska deganaaddo,xili intii uu Puntland ka maqnaa ay ka dhaceen shaqaaqooyin dhanka amni-xumadda ah.

Mashaariic inuu Puntland keeno baan uga fadhinay Madaxweyne Gaas,Caruur yay moodin Shacabka Puntland ee Rakaabka Madaxweynaha waxaan leenahay ee ugu horeeyo Abwaanka gacantiisa Midigta  ee taladda uu ka qaato ee Abwaan C/rashiid inay noo soo sawiraan sawiro aan ku qaci-karno inuu Madaxweynaha hawlo shaqo oo dan u ah Shacabka Puntland uu Itoobiya u joogo,inkastoo aan hubbo Itoobiya inay shar iyo xumaanta Soomaalidda ka shaqeyso ma ogiyee inaysan wanaag Soomaali u heynin.

Xigasho: shacabkamedia.com

Daabacadii Puntlandes.com

About The Author