Daawo Video: Wasiiru Dawlaha Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland oo sharxaya Xukuumada Xaflad-joog waxqadabkeeda!

Wariye  TV ga Somalilchannel Jama Deperani ayaa wuxuu waydiiyey Wasiirul dawlaha Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland su’aalo ay shacabka reer Puntland isweydiinayeen.

Daawo adaa qosline waxa uu Wasiirul dawluhu waxqad uga dhigay Xukuumada Xaflad-joog, isagoo sgeegaya inay horumar, barwaaqo iyo isbedel ka sameeyeen Puntland. Wasiirka oo hadalku ka soo bixi waayey wuxuu ku meeraystay oo kaliya Reform baan wadnaa, isbedel baan wadnaa isagoo keeni waayey hal wax oo ay Xukuumada Xaflad-joog dalka u qabay!!

Xukuumada Xaflad-joog ee uu madaxda ka yahay Gaas waxay shaqo ka dhigatay faan aysan ka xishoon sheegashada wixii ay qabatay Xukuumadii ka horaysa Xaflad-joog.

Daawo Videowga oo aad i xiiso badan

Puntlandes.com

About The Author