Dhagayso Prof Togane iyo wuxuu ka yiri Hogaanka Dr Gaas ee Puntland 7 bilood ka dib

0

Prof Togane oo ah nin aan hadalka la gaban kana mid ah aqoonyahanada inta badan ka faalooda arrimaha siyaasada dalka Somalia ayaa wareysi dheer oo uu bixiyey wuxuu qeyb kaga hadlay siyaasada Madaxweynaha Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas) oo si weyn u dhaliilay Prof Togane.

 

Halkan hoose ka dhagayso Prof Togane

Xafiiska wararka

Puntlandes.com382

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *